Jimco, Agoosto 15, 2025 (HOL) – Taliyaha Nabad Sugidda Jubbaland, Cabdirashiid Janan, ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe inuu yahay qaran diid dhibaato ku ah shacabka Jubbaland”, isla markaana dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay inay Jubbaland ka xoreyso gacantiisa.