Jimco, Agoosto 15, 2025 (HOL) – Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya degmada Philippi oo ka mid ah degmooyinka hoostaga magaalada Cape ee dalka Koonfur Afrika in Xalay lagu dilay Muwaadin Soomaaliyeed.