Jimco, Agoosto 15, 2025 (HOL) – Xukuumadda Somaliland ayaa u mahadcelisay Madaxa Guddi-hoosaadka Afrika u qaabilsan Golaha Senate-ka Maraykanka, Senator Ted Cruz, oo shalay warqad u diray Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, isaga oo ugu baaqay inuu aqoonsado Somaliland.