Safaaradda Soomaaliya ee Washington oo si adag uga hortimid tallaabo kasta oo lagu wiiqayo midnimada dalka

Jimco, Agoosto 15, 2025 (HOL) – Safaaradda Soomaaliya ee Washington D.C. ayaa si adag uga hortimid tallaabo kasta oo lagu wiiqayo midnimada dhuleed iyo qarannimada dalka, iyadoo mar kale ku celisay in Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay tahay dal mideysan oo leh madax-bannaani buuxda.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu