Dowladda Fedaraalka oo magacaawday guddi ka shaqeeya dhameystirka dhismaha maamulka SSC Khaatumo

Sabti, Luulyo 5, 2025 (HOL) – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa maanta wareegto uu soo saaray si rasmi ah ugu magacaabay guddiga farsamo ee dhameystirka maamul goboleedka SSC Khaatumo.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu