Axad, Luulyo 6, 2025 (HOL) – Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa amray in dalalka ciidamada usoo dira Soomaaliya, oo loo yaqaan Troop-Contributing Countries (TCCs), ay qaataan mas’uuliyad dheeri ah si loo xoojiyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo taageerada amniga Soomaaliya.