Axad, Luulyo 6, 2025 (HOL) – Taliska ciidanka Booliiska ee degmada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa soo saaray amar la xariira in ganacsatada magaaladaasi ku xiraan goobahooda ganacsi Kaamira CCTV.