Midowga Afrika oo Ku dhawaaqay taageero cusub oo loogu talagalay AUSSOM iyo Amniga Soomaaliya

Axad, Luulyo 6, 2025 (HOL) – Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (PSC) ayaa kulan ay yeesheen ku adkeeyay taageeradooda buuxda ee la garab taagan yihiin shacabka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyagoo sheegay inay ka go’an tahay dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab iyo dadaallada lagu xaqiijinayo nabad waarta iyo xasillooni siyaasadeed.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu