Dowladda Fedaraalka oo si adag uga hadashay xaalada gobolka Gedo

Khamiis, Agoosto 7, 2025 (HOL) – Wasaaradda amniga gudaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday iney si dhaw ula socoto dhaqdhaqaaqyada xasilooni darada ah ee ka jirta gobolka Gedo.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu