Khamiis, October 30, 2025 (HOL) – Wararka laga helayo ilo gudaha ah ayaa sheegaya in in ka badan 2,500 askari oo ku kala sugan magaalooyinka Garoowe, Boosaaso iyo Gaalkacyo ay caawa heleen lacag dhan $200, oo uga timid Dowladda Federaalka Soomaaliya.