Dowladda Federaalka Soomaaliya oo si adag u cambaareysay kiis kufsi ah oo ka dhacay Xingalool

Arbaco, November 5, 2025 (HOL) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay fal kufsi ah oo dhowaan ka dhacay degmada Xingalool ee gobolka Sanaag, kaas oo lagu sheegay inuu ahaa mid si arxan darro ah loogu geystay gabar 11 jir ah, 30-kii Oktoobar 2025.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu