Dowladda Soomaaliya oo 700 kun oo dollar ku wareejisay guddida abaaraha Somaliland

Talaado, Agoosto 26, 2025 (HOL) – Dowladda Soomaaliya ayaa lacag dhan 700,000 (toddoba boqol oo kun) oo dollar ku wareejisay guddida abaaraha ee Somaliland, xilli ay xukuumadda Somaliland waddo gurmad gargaar loogu fidinayo dadka ay abaaruhu saameeyeen ee gobollada Awdal iyo Salal.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu