Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay weerar Qaraxyo ku bilowday oo Al shabaab ay ku qaadeen Degmada Ceeldheer

Jimco, September 12, 2025 (HOL) – Wararka naga soo gaaraya degmada Ceeldheer ee bariga gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal culus uu saakay halkaas ku dhexmaray ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa deegaanka iyo kooxda Al-Shabaab.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu