Dowladda Soomaaliya oo kaarka Aqoonsiga Qaran ku xirtay helitaanka adeegyada bangiyada

Khamiis, Luulyo 31, 2025 (HOL) – Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in laga bilaabo hadda, muwaadiniinta ay qasab tahay in ay soo bandhigaan kaar aqoonsi qaran si ay u helaan adeegyada bangiyada, sida furashada xisaabaad, bixinta iyo dhigashada lacagta, iyo codsashada amaahda.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu