Xukuumadda oo ammaan kala duldhacday ciidamadii Balad-Xaawo kula dagaalamay kuwa Jubaland

Khamiis, Luulyo 31, 2025 (HOL) – Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, kaas oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, Kulankaasi ayaa diiradda lagu saaray xaaladda amni ee dalka, gaar ahaan dagaaladii dhowaanahaan ka dhacayay degmada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu