Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday iney garab taagan tahay shacabka iyo dowladda Suuriya

Jimco, Luulyo 18, 2025 (HOL) – Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaacisay iney si buuxdo u garab taagan tahay shacabka iyo dowladda Suuriya, waxayna ku baaqday in la ilaaliyo madax banaanida iyo midnimada dalkaas.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu