Jimco, Luulyo 18, 2025 (HOL) – Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Mahad Cabdiraxmaan Aadan, ayaa shaaca ka qaaday inay hayaan xog sugan oo muujinaysa in kooxda Al-Shabaab ay damacsan yihiin inay weerar ku qaadaan Xabsiga Dhexe ee Muqdisho.