Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay duuleedka magaalada Baydhabo

Isniin, Agoosto 18, 2025 (HOL) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo weerar culus oo xakay maleeshiyaadka Al-shabaab ay ku qaadeen saldhig ciidamada dowladda Fedaraalka iyo kuwa Koonfur Galbeed ay ku leeyihiin deegaanka Barujeed ee dueedka magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu