Isniin, Luulyo 28, 2025 (HOL) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helaya weerar Xalay ciidamada Jubbaland oo garab ka helaya kuwa dowladda Itoobiya ku qaadeen xero ciidanka Nabadsugida Soomaaliya ku leeyihiin degmada Doolow ee gobolka Gedo.