Axad, Luulyo 27, 2025 (HOL) – Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa beeniyay warar sheegaya in dowladda Qatar ay ka shaqeynayso dhexdhexaadin u dhexeysa dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland.