NISA oo gacanta kusoo dhigtay rag ka tirsan kooxda Al-shabaab oo si dhuumaaleysi ku tagay Afgooye

Axad, Luulyo 27, 2025 (HOL) – Ciidanka gaarka ah ee Gaashaan ee hoostaga Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgal qorsheysan oo ay xalay ka fuliyeen degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, ku guuleystay in ay gacanta ku dhigaan labo xubnood oo ka tirsan kooxda Al shabaab kuwaas oo si dhuumaaleysi ah ku galay magaalada.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu