Ciidanka Danab oo Dilay Sarkaal Sare oo Al-Shabaab u Qaabilsanaa Sameynta Qaraxyada

Axad, Luulyo 27, 2025 (HOL) – Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Danab ee ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Durduro oo hoos taga degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ee Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu