Khamiis, Juun 26, 2025 (HOL) – Wasiirka Dekadaha iyo Gadiidka Badda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur oo dalka Turkiga kula Kulmay Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Hakan Fidan ayaa waxaa ka dhashay falcelin ay kasameeyeen Dadka isticmaala Baraha Bulshada iyo Siyaasiyiinta Soomaaliyeed.