Maraykanka oo markale sheegay in la burburiyay nukliyeerkii Iran, iyo Iran oo beenisay

Khamiis, Juun 26, 2025 (HOL) – Xiisadda u dhaxeysa Mareykanka iyo Iran ayaan weli degin, iyadoo labada dhinac ay sii kala fogaanayaan afkaar ahaan, isla markaana uu mid waliba sheeganayo guulo istiraatiiji ah iyo guul-darrooyin soo gaadhay dhanka kale.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu