Iran oo sheegtay in ay ka baxday heshiiskii ay kula jirtay Hay’adda Kormeerka Nukliyeerka QM

Khamiis, Juun 26, 2025 (HOL) – Xiisadda ka dhex aloosan Iran iyo Beesha Caalamka, gaar ahaan Hay’adda Kormeerka Nukliyeerka ee Qaramada Midoobay (IAEA), ayaa cirka isku sii shareertay kadib markii Iran ku dhawaaqday in ay joojisay wada-shaqeyntii ay la lahayd hay’addan.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu