Ku dhawaad 20 xubnood oo Al-shabaab looga dilay duqeyn laga fuliyay gobolka Hiiraan

Khamiis, Juun 26, 2025 (HOL) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn dhanka cirka oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidanka Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA iyo kuwa saaxiibada caalamka oo Al-shabaab lagula eegtay deegaanka Mabaax ee gobolka Hiiraan.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu