Talaado, October 21, 2025 (HOL) – Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda amniga maamul goboleedka Galmudug ayaa lagu mamnuucay gaadiidka dagaalka, gaar ahaan nooca loo yaqaano Cabdi bilaha in laga soo dejiyo Dekedda magaalada Hubyo ee gobolka Mudug.