Talaado, October 21, 2025 (HOL) – Ugu yaraan 14 qof ayaa ku dhintay, halka 29 kalena ay dhaawacyo halis ah iyo kuwo fudud kasoo gaadheen shil tareen oo habeenimadii Isniinta ka dhacay khadka u dhexeeya magaalooyinka Dire Dawa iyo Dewele ee bariga Itoobiya, sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiinta deegaanka.