Khamiis, Agoosto 14, 2025 (HOL) – Shir ayaa haatan ka socda magaalada Muqdisho, kaasi oo ay leeyihiin xubno ka tirsan mucaaradka, gaar ahaan Golaha Samatabixinta Qaranka, iyagoo kaga hadlayo xaaladda siyaasadeed ee dalka.