Maamulka Gobolka Banaadir oo Shaaciyay Natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Khamiis, Agoosto 14, 2025 (HOL) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho,Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda lagu shaacinayay natiijada imtixaanka fasalka 8-aad ee sanad dugsiyeedka 2024/2025, kaas oo ay sanadkan u fariisteen 41,076 arday oo wax ka barta dugsiyada dhexe ee Gobolka Banaadir.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu