Ra’iisul wasaarayaashi hore ee Soomaaliya oo Dowladda ku eedeeyay Dagaalka ka dhacay xaafadda Tarabuunka ee degmada Hodan

Khamiis, Agoosto 14, 2025 (HOL) – Ra’iisul wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Xasan Cali Kheyre ayaa si kulul u cambaareeyay dhacdooyinkii rabshadaha watay ee maanta ka dhacay xaafadda Tarabuunka ee Degmada Hodan iyagoona eedeyn culus ujeediyay Dowladda Soomaaliya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu