Golaha Shacabka oo Ansixiyey Hindise Sharciyeedka Hanaanka Lacag Bixinta Qaranka

Sabti, November 8, 2025 (HOL) – Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulanka 12-aad ee Kalfadhiga 7-aad, kaasoo uu shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe).

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu