Cumar Cabdirashiid oo ka digay in Dowlad Goboleedyada lagu wareejiyo maamulka doorashada xildhibaanada

Sabti, November 8, 2025 (HOL) – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka digay in Dowlad Goboleedyada gacanta loo geliyo maamulka doorashada xildhibaannada heer federaal. Wuxuu sheegay in tallaabadaas ay dalka gelin doonto xaalad ka sii xun tii doorashadii hore.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu