Golaha Shacabka oo Dood Kulul ka yeeshay Hindise Sharciyeedka Lacag Bixinta Qaranka iyo Dib-u-eegista Sharciga La-dagaallanka Burcad Badeedka

Sabti, October 25, 2025 (HOL) – Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda sideedaad ee kalfadhiga 7-aad, kaas oo uu shir guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayagoo ay garab fadhiyeen Guddoomiye ku-xigeenka koowaad Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo Guddoomiye ku-xigeenka labaad Cabdullaahi Cumar Abshirow.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu