Sabti, October 25, 2025 (HOL) – Taliyaha ciidanka Dhulka ee xoogga dalka Soomaaliya Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo loo yaqaano Jeneraal Khaalid ayaa kulan muhiim ah kula qaatay magaalada Kigali ee dalka Rwanda dhigiisa Taliyaha ciidanka Lugta ee dalka Nigeria Major General Usman Abdulmumin Yusuf.