Sabti, October 25, 2025 (HOL) – Xukuumadda Somaliland ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedaysay inay soo qorshaysay dagaal la xidhiidha maamulka hawada iyo socdaalka diyaaradaha, kaas oo la doonayo in lagu cunaqabateeyo shacabka Somaliland.