Sabti, October 25, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ku dhawaaqay in Puntland ay guul weyn ka gaartay dagaalkii ay kula jirtay ururka Daacish, isagoo sheegay in la soo afjaray kooxdii Daacish ee ka dagaallamaysay buuraha Calmiskaad.