Sabti, October 25, 2025 (HOL) – Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Federaalka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, ayaa kulan rasmi ah la yeeshay Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, intii uu ku sugnaa booqasho rasmi ah oo uu ku tagay dalka Jabuuti.