Khamiis, Agoosto 28, 2025 (HOL) – Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah ansixiyay heshiisyo dhanka difaaca ah oo Soomaaliya la saxiixatay dalalka kala ah Urdun, Qadar iyo Pakistan.