Maraykanka oo joojiyay duqeymaha ka dhanka ah Daacishta ku sugan Togga Baalade

Jimco, Agoosto 29, 2025 (HOL) – Dowladda Maraykanka ayaa joojisay duqeymaha cirka ee ka socday gudaha togga Baallade, isagoo ka cararaya khasaaraha rayidka ah, kaddib markii la ogaaday in haween iyo carruur ku sugan yihiin aagga bartilmaameedkooda.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu