Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ansixiyay Dhammaadka Mandate-ka Khabiirka Madaxa-Bannaan ee QM ee Xuquuqda Aadanaha

Khamiis, September 25, 2025 (HOL) – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa si midaysan u ansixiyay go’aan muhiim ah oo lagu dhammeystirayo waajibaadka Khabiirka Madaxa-bannaan ee Qaramada Midoobay ee Xuquuqda Aadanaha ee Soomaaliya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu