Aadan Madoobe oo si adag uga digay dhaqdhaqaaqyada siyaasiyiinta mucaaradka

Khamiis, September 25, 2025 (HOL) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ahna kusimaha madaxweynaha ayaa maanta kormeer ku tagay Saldhigga degmada Warta Nabada ee magaalada Muqdisho, halkaas oo shalay iska hor imaad uu ku dhexmaray ciidamo ka tirsan dowladda iyo kuwa xubno mucaaradka ah.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu