Dowladda oo Ciidamo Hubeysan iyo Gaadiid Dagaal ku daadisay Waddooyinka Gala Guryaha Mucaaradka

Khamiis, September 25, 2025 (HOL) – Dowladda Soomaaliya ayaa si weyn u kordhisay dhaq-dhaqaaqyada ciidan ee caasimadda iyadoo gaadiid dagaal iyo ciidamo hubeysan la dhigay dhammaan waddooyinka gala guryaha hogaamiyeyaasha mucaaradka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu