Jubbaland oo si adag u cambaareysay tacaddiyo iyo barakicin ay sheegtay inay ka socdaan Muqdisho

Khamiis, September 25, 2025 (HOL) – Maamulka Jubaland ayaa si adag u cambaareeyay barakicin iyo tacadiyaddo uu sheegay in shacabka Soomaaliyeed loogu geysanayo magaalada Muqdisho, iyadoo ku tilmaantay dhacdooyinka Muqdisho ka socda kuwo halis ku ah karaamada iyo xuquuqda muwaadiniinta.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu