Khamiis, September 25, 2025 (HOL) – Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay gobollada Hiiraan, Galgaduud, iyo Shabeellaha Hoose, si loo wiiqo awoodda kooxda Al-Shabaab.