Guddiga Doorashooyinka oo ku wargeliyay xisbiyada siyaasadeed inay xaqiijiyaan astaamahooda

Khamiis, October 23, 2025 (HOL) – Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray ogeysiis rasmi ah oo lagu wargelinayo dhammaan xisbiyada siyaasadeed ee diiwaangashan, kadib markii la dhameystiray hubinta iyo diiwaangelinta astaamaha (calaamadaha) iyo lambarrada xisbiyada ee loo isticmaali doono doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee soo socda.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu