Khamiis, October 23, 2025 (HOL) – Puntland ayaa baaritaan si hoose ah ku bilowday saraakiil iyo ciidamo ka tirsan hay’adaheeda amniga, kuwaas oo lagu tuhunsan yahay inay xiriir dhow la leeyihiin Dowladda Federaalka Soomaaliya.