Arbaco, Luulyo 2, 2025 (HOL) – Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye ayaa si adag u beeniyay wararka sheegaya in kooxda Al-shabaab looga cabsi qabo iney dib u qabsadaan deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan.