Markabkii Sahminta Shidaal ka sameeyay Soomaaliya oo gaaray dalka Turkiga

Arbaco, Luulyo 2, 2025 (HOL) – Markabka Oruc Reis oo laga leeyahay dalka Turkiga ayaa ku guuleystay in uu dib ugu laabto dalka Turkiga, kadib markii uu baaritaan shidaal ka sameeyay xeebaha Soomaaliya, Markabka iyo shaqaalihii la socday ayaa si nabad ah dib ugu soo laabtay dalkooda kadib markii ay soo dhameysteen howlahooda shaqo ee Soomaaliya, sida ay sheegtay warbaahinta caalamka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu