Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose oo ku hanjabay ineysan gabaad heli doonin kooxahii sida arxan darada aheyd u dilay ninka odayga

Axad, November 9, 2025 (HOL) – Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ibraahim Aadan Cali (Najax) ayaa si adag uga hadlay dhacdadii aragagaxa badneyd ee ee Shalay ka dhacday deegaan hoostaga degmada Wanlaweyn ee gobolkaas.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu